Sadaxda Nin ee Ugu Mushaar ka badan Wasaaradda Maaliyadda iyo Heerka Musuq-Maasuqa uu gaaray !!

Heerka musuq-maasuqa wasaaradda maaliyadda Soomaaliya ayaa maraya meel aad u sareysa, waxaana soo baxay caddeymo muujinaya ku xadgudub hanti dadweyne oo caqliga ka baxsan. Waa muhiim dagaalkaan lagula jiro Musuq maasuqu waana talaabo soo kordhin karta horumar dhaqaale, dhaqan dowlad wanaag iyo islaxisaabtan. hase yeeshee su’aasha ayaa ah dagaalka ma ku wajahan yahay dadkii la … Continue reading Sadaxda Nin ee Ugu Mushaar ka badan Wasaaradda Maaliyadda iyo Heerka Musuq-Maasuqa uu gaaray !!